Home Wararka Maanta Guddoomiye Madaale oo ka hadlay duqeymaha Israa’iil ay ka geysaneyso Qasa

Guddoomiye Madaale oo ka hadlay duqeymaha Israa’iil ay ka geysaneyso Qasa

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Falastiin, isaga oo sheegay in walaalaha reer Falastiin ay duco u baahanyahanyihiin.

Gudoomiye Madaale oo ka hadlayay daah furka mashruuc indha fiiqis ah oo ay fulisay hey’adda samafalka ee Madaale Foundation islamarkaana ay ka faaideysteen 100-qofoo dadka baahiyaha gaarka qaba ayaa jeediyayt qudbad dhinacyo taabaneysa oo ku xusay weerarka Xamaas.

Gudoomiye, “Madaale ayaa yiri, Waxa aan rabaa in aan ilaahay u barinno walaaleheen reer Falastiin ee cadawgu u uku gardarrooday, ee raashinkii iyo biyihii iyo korontadii laga goostay, ee ciqaabta adag la kulmaayo ee la duqeynaayo ee la’isku kaashaday, in ilaahay uu ka dulqaado dhibaatada heysata, iyo in Alle guuleeyo”.

Ad
Previous articleNin 27 jeer gubay kitaabka Qur’aanka kariimka ah oo lasoo taagay maxkamad ku taalla Sweden
Next articleDowlada Soomaaliya oo ku dhawaaqday in lasoo afjaray Howlgalkii kasocday Ciid ciidka Mudo bilkabadan Qaatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here