Home Wararka Somaliya Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka guuray Goobihii ay ka deganaayeen Muqdisho iyo xogo...

Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka guuray Goobihii ay ka deganaayeen Muqdisho iyo xogo soobaxaya

0

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u guuray waqooyiga Muqdisho, gaar ahaan Mirinaayada sida wararku sheegayaan.

Sidoo kale Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa Aska Degaya Meel udhaw Sii sii iyo Lafweyn.

Lama oga sababta Keentay in Masuuliyiintaan ay Degaan Waqooyiga Muqdisho xiligaan oo xaaladu ay kacsantahay.

Xasan Cali khayre iyo C/raxmaan c shakuur Warsame ayaa  la sheegayaa in ay qudhooda ay ka guurayaan Gobihii ay deganaayeen waxaana Khayre uu degayaa Warta nabada sidoo kare C/raxmaan c shakuur ayaa asna degaya Hodan

Ad
Previous articleIsbedel Lagu sameeyay Taliyaasha saldhigyada Boliiska G/Banaadir
Next articleAkhriso Xildhibaanadii Saxiixay Muddo Kororsiga iyo Deegaanada ay ka soo jeedaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here