Home Wararka Maanta Muqtaar Rooboow abuu-mansuur oo xilka la wareegay {Sawiro}

Muqtaar Rooboow abuu-mansuur oo xilka la wareegay {Sawiro}

0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Sheekh Mukhtar Roobow Cali (Abuu-mansuur} ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxaana munaasabadda xil wareejinta goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.

Sheikh Muqtaar ayaa dhawaan laga soo daayay Xabsiga Hay’adda NISA waxaana loo magacaabay Wasiirka wasaarada arimaha diinta ee DFS

Ad
Previous articleilhaan cumar oo guul ka gaartay Doorashada dalka Mareykanka
Next articleDEG DEG:Qarax Ismiidaamin Ahaa Oo Lagu Weeraray Madaxtooyada Hirshabelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here