Wasiirka cusub ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Sheekh Mukhtar Roobow Cali (Abuu-mansuur} ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxaana munaasabadda xil wareejinta goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.
Sheikh Muqtaar ayaa dhawaan laga soo daayay Xabsiga Hay’adda NISA waxaana loo magacaabay Wasiirka wasaarada arimaha diinta ee DFS
Ad