Sicir Barar Xoogan ayaa ka jira Suuqyada Muqdisho waxaana sare u kacay Raashinka Qeybihiisa Kala duwan.
Goobaha ganacsiga ee Suuqyada Muqdisho ayaa waxaa ka jira Culeys xoogan waxaana dadku ay walaac xoogan ka qabaan Qiimaha Lagu kordhiyay Raashinka Qeybihiisa Kala duwan
Hadaba Halkaan ka akhriso isbadalka iyo Qiima Kororka ku yimid Raashinka.
Bur 50kg Q.hore $21 Q.hada $27.5
Sokor 50kg Q.hore $23.6 Q.hada $30
B.xamse 50kg Q.hore $39 Q.hada $41.5
Pasto fiino 10kg Q.hore $6.4 Q.hada $8
P.macaroni 10kg Q.hore $7 Q.hada $9
Saliid 5le 1caag Q.hore $5 Q.hada $9.5
Saliid 3le 1caag Q.hore $3 Q.hada $5.5
Saliid 20le 1caag Q.hore $ 18 Q.hada $35.
Hadaba hadii sidaan Wax ku sii socdaan Maxaa dhici kara ?.
Ad