Home Wararka Maanta Muqdisho Guri Lagu diyaarinaysaa Qarax oo Jug Culus ay ka dhacday

Muqdisho Guri Lagu diyaarinaysaa Qarax oo Jug Culus ay ka dhacday

0

Qarax culus ayaa goor dhaw ka dhacay Degmada dharkenley qeyb ka mid ah waana dhanka xigta Degmada kaxda ee Gobalka Banaadir.

Taliyaha Boliiska ee Degmada dharkenley ayaa noo sheegay in Qaraxu culus yahay Balse ay ogaan doonaan xogta

Dadka Deegaanka ayaa noo Sheegay in Qaraxa uu ahaa mid Lagu Farsameenayay Guriga Qaraxu ka dhacay waxaana ku dhintay 1 ruux, sidoo kale waxaa Jira caruur dhaawac soo gaaray sida ay noo sheegeen

La soco Faah faahinta

 

Ad
Previous articleDeg Deg Qaraxyo Goor dhaw ka dhacay Suuqa Degmada Afgooye
Next articleQarax Culus oo Lagu Dilay Gudoomiyihii Marka Cabdullaahi Cali Waafow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here