Home Wararka Somaliya Galmudug Munaasabad Lagu Taageerayay Doorashada Soomaaliya oo Ka dhacday Galkacyo (Sawiro)

Munaasabad Lagu Taageerayay Doorashada Soomaaliya oo Ka dhacday Galkacyo (Sawiro)

0

Xafladda Soo Dhaweynta iyo u Diyaar Garowga Doorashooyinka Heer Federal ee Dagmada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ayaa maantay ka dhacday Magaalada Gaalkacyo.

Xafladaan waxaa ka qeyb galeen Wasiirka Warfaafinta Galmudug, wasiir ku xigeenka Caafimaadka, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Wasiirkii hore Amniga Galmudug, Maamulka degmada Gaalkacyo, odoyaal, waxgarad iyo Qeybaha Bulshada Gaalkacyo.

Munaasabadda ayaa sidoo kale lagu Taageeray Nimaamka Dowladnimada Galmudug, iyo dadaalka Madaxweynaha Galmudug uu u galay in degaan doorashada Gaalkacyo ka mid noqoto.

Ad
Previous articleCiidamada Haramcad iyo kuwa Dowladda oo u dhawaaqay Deegaano Hoostaga Gurceel (Sawiro)
Next articleAabaha Dhalay Wiil Soomaali ah oo Looga shakiyay Dilka Xildhibaan Ingiriis ah oo Warbaahinta La hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here