Home Wararka Maanta Mooshin ku saabsan Doorashada oo Biri Xildhibaanada Golaha Shacabka Horyaala

Mooshin ku saabsan Doorashada oo Biri Xildhibaanada Golaha Shacabka Horyaala

0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulan.

Kulankaan ayaa ku saabaan Arrimaha doorashooyinka dalka oo maalmihii lasoo dhaafay muran ka taagnaa.

Fariintaan ayaa goordhow loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka.

M.ne Xil Beri oo Isniinah oo ay Tar 12 April, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.
Agendaha
1. Ka doodista Mooshin ku sahabsan Doorashooyinka Qaranka

Saacadu waa 09:00 subaxnimo

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo Maanta La wareegtay Daawada Caroona (Sawiro)
Next articleMarkab Sharci daro uga Kaluumaysanayay Xeebaha Galmudug oo dhaawacay Taliye Ku xigeenka Ciidamada Xeebaha Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here