Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo Maanta La wareegtay Daawada Caroona (Sawiro)

Dowladda Soomaaliya oo Maanta La wareegtay Daawada Caroona (Sawiro)

0

Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo degtay maanta diyaarad siday tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19 ee lagu farsameeyay dalka Shiinaha.

Tallaalkan oo gaarayay ilaa 200,000 xabbo oo nooca Sinopharm ah ayaa waxaa lagu wareejiyay wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Marwo Fowziyo Abiikar ayaa talaalkaan uga mahadcelisay dowladda China sigaar ah safiirka u dhafiyo Soomaaliya Mr Qin Jian oo talaalka ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

Ad
Previous articleGolaha Wasiirada Soomaaliya oo isku shaandheen Lagu sameeyay
Next articleMooshin ku saabsan Doorashada oo Biri Xildhibaanada Golaha Shacabka Horyaala

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here