Home Wararka Caalamka Midowga Yurub oo dhimay Dhaqaale uu sii jiran Ciidamada AMISOM

Midowga Yurub oo dhimay Dhaqaale uu sii jiran Ciidamada AMISOM

0

Midowga Yurub ayaa dhimay lacago uu siin jiray ciidamada Kenya ee la dagaalamaya Al-Shabaab gudaha dalka Soomaaliya. Lacagtan la jaray ayaa ah boqolkiiba 66% taasoo lagu qiyaasay inay ka badan tahay $45 milyan.

Arrintan ayaa dhaqangeleysa sannad maaliyadeedka cusub ee bilaaban doona bisha Luulyo, maaddaama ay soo dhowaatay taariikhda la qorsheynayo inay ka baxaan Soomaaliya kaas oo ay hogaaminayso Qaramada Midoobay, sida ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta Kenya.

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (Amisom) ayaa qorsheynayay in bisha Diseembar ciidamada Soomaaliya lagu wareejiyo amniga dalka.

Ad
Previous articleDeegaan Qadiimi ah oo ka Tirsan Gobalka Mudug oo Bacaad Qariyay (Sawiro)
Next articleTaliyaha Xooga dalka oo ka hadlay Weerar Lagu Dhaawacay Korel Saney Cabdulle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here