Home Wararka Somaliya Galmudug Midowga Musharaxiinta oo Shir Xasaasi ah uga soconaya Muqdisho

Midowga Musharaxiinta oo Shir Xasaasi ah uga soconaya Muqdisho

0

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shirka badbaada ka dib markii dhawaan ay sheegeen in doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ay  boob ku bilaabatay.

Shirkaan xubnaha maanta ku sugan waxaa ka mid ah Madxweynayaashii hore ee dalka iyo Hoggaamiyaha xisbiga Daran Qaran Daahir Maxamuud Geelle iyo Hogaamiya Wadajir C raxmaan Cabdi shakuur Warsame

Qodobada Shirkaan looga hadlaayo waxaa ka mid ah sidii loo qaadi lahaa tilaabooyin lagu badbaadinaayo dalka si loo helo doorashada xor iyo xalaal.

Ad
Previous articleDhageyso Taliska Ciidanka Xooga oo dignin u diray Askarta dhibaateeya Shacabka
Next articleMaxkamada Galgaduud oo Maanta la Horgeeyay Eed loo haysto eedaysane Cisman Ciise Afrax (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here