Home Wararka Somaliya Galmudug Maxkamada Galgaduud oo Maanta la Horgeeyay Eed loo haysto eedaysane Cisman Ciise...

Maxkamada Galgaduud oo Maanta la Horgeeyay Eed loo haysto eedaysane Cisman Ciise Afrax (Sawiro)

0

Xafiska xeer-ilaliyaha Guud Ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Maxkamada Gobolka Galgaduud horgeeyay eed lidi ku ah eedaysane Cisman Ciise Afrax oo Tr: 6-12-2020 dil ugu gaystay Deegaanka Godinlabe Marxuum Daahir Cabdulle Cabdi.

kuxigeenka Xeer-ilaliyaha Guud ee DGG C/xakiin Maxamad xirsi ayaa Maxkamadda usoo bandhigay Cadayma muujinaya in uu dil bareer ah gaystay Cisman Ciise Afrax una gaystay Marxuum Daahir Cabdulle asaga oo joga goobtiisa shaqada.

Xafiiska Xeer-ilaalinta ayaa sidoo kale Maxkamadda horkeenay Marqaatiyaal goobjoog ahaa iyo baarihii kiiska.

Ad
Previous articleMidowga Musharaxiinta oo Shir Xasaasi ah uga soconaya Muqdisho
Next articleMaxaad Ka taqaanaa Liiska NISA ka Tirsan oo Musharaxiinta ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here