Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shirka badbaada ka dib markii dhawaan ay sheegeen in doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ay boob ku bilaabatay.
Shirkaan xubnaha maanta ku sugan waxaa ka mid ah Madxweynayaashii hore ee dalka iyo Hoggaamiyaha xisbiga Daran Qaran Daahir Maxamuud Geelle iyo Hogaamiya Wadajir C raxmaan Cabdi shakuur Warsame
Qodobada Shirkaan looga hadlaayo waxaa ka mid ah sidii loo qaadi lahaa tilaabooyin lagu badbaadinaayo dalka si loo helo doorashada xor iyo xalaal.
Ad