Midowga Musharaxiinta oo ku dhawaaqay Dhismaha Gole Qaran

Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Ayaa  ku dhawaaqay in ay dhisi doonaan Gole Qaran oo Dalka Lagu Badbaadinayo.

 

Musharaxiinta waxay sheegeen in Hadii sidaan ay Doorasho ku sii socoto ay dhisi doonaan Gole Qaran oo dalkaan Badbaadiya Doorashadana gaarsiiya.

Afahyeenka Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle Ayaa sheegay in Maalmaha Soo aadan Musharaxiintu ay dhisi doonaan Gole dadka Badbaadinaya.

 

Musharaxiinta Madaxweynaha Ayaa Diidan Qaabka Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ay u bilaabatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*