Home Wararka Maanta Midowga Musharaxiinta oo Ka shiraya xaalada Doorashooyinka

Midowga Musharaxiinta oo Ka shiraya xaalada Doorashooyinka

0

Midowga Musharaxiinta ayaa La filayaa inay War ka soo saaraan Doorashooyinka Aqalka sare ee dhawaan ka kala dhacay Kismaayo, Baydhabo, Garoowe iyo Dhuusamareeb.

Shir Deg Deg ah ayaa Hotelka Jasiira ee Muqdisho uga socda Musharaxiinta Madaxweynaha waxaana la sugayaa Go’aanada ay soo saaraan.

Waxaa La Filayaa inay soo saaraan Go’aano ku saabsan Muranka Doorashada hareeyay iyo Doorashooyinkii ka dhacay Galmudug, Konfur Galbeed Puntland iyo Jubbaland.

La soco Faah Faahinta

Ad
Previous articleSawiro: Gaalkacyo oo lagu qabtay Sanadguurada kasoo Wareegatay Markii la dhisay Galmudug
Next articleGudoomiyaasha Gobalka Banaadir iyo Sh/dhaxe oo AMISOM kala shiray xasuuq loo gaystay dad Shacab ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here