Home Wararka Somaliya Midowga Musharaxiinta oo Goor dhaw Shir jaraa”id kaga hadli doona Kulan Golaha...

Midowga Musharaxiinta oo Goor dhaw Shir jaraa”id kaga hadli doona Kulan Golaha shacabka

0

Waxaa Xiligaan shir ku yeelanayay Muqdisho xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya waxayna ka shirayaan Xaaladda adag ee dalka iyo Shirka Biri ee Golaha Shacabka.

Saxaafada Ayaa Looga yeeray Xarunta Midowga Musharaxiinta waxaana La Qorsheenayaa in Saxaafada ay la hadlaan Madaxdii Hore ee dalka sida Xasan Sheekh Maxamud, Sheekh Shariif sheekh Axmed iyo xubna kale oo Madasha Ka Tirsan.

Shirkooda waxuu ku saabsanyahay Caawa  xili dambe ayaa Xildhibaanada Loo diray Fariin ah in uu jiro Kulanka Golaha Shacabka Looga hadlayo Mooshin ku saabsan doorashada dalka

Waqti Kororsi ayaa aad Loo hadal hayaa inay Biri ku dhaqaaqi karaan Xildhibaanada Golaha shacabka, waxaana La sugayaa Biiri iyo Go’aanka ay gaaraan

Ad
Previous articleMarkab Sharci daro uga Kaluumaysanayay Xeebaha Galmudug oo dhaawacay Taliye Ku xigeenka Ciidamada Xeebaha Galmudug
Next articleSheekh Shariif Sh/ Axmed ” Ma rabno in Sharci daro wax Lagu Maamulo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here