#Hop177 oo ahaa kursigii uu ku fadhiyay Xildhibaan Ibraahim Yarow laga soo billaabo Carta illaa iyo 2021.
ayaa laga reebay tartanka kursigaas, waxaana ku soo bixi doona C/qaadir Sheekh Cali Baraka oo Wasiir kuxigeen ka ah Koofur Galbeed.
Xil Ibraahim Yarow, wuxuu ahaa guddoomiyihii Guddiga wadajirka ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo soo hindisay Kursi nambarka HOP.
Maalmihi lasoo Dhaafay ayaa Maamulka Koonfurgalbeed wuxuu Bilaabay Beegsiga Xildhibaanada aan Ku Fikarka ahayn Madaxweyne Farmaajo.
Dhawaan ayay Hayd markii Xildhibaan jawaari kursigiisi loo Diiday inuu utartamo lana Siiyay Maxamed Xasan Cali oo Ka mid aha Wasiirada Koonfurgalbeed.
Ad