Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Meydka Xildhibaanad Aamina oo laga Soo Qaadaayo Magaalada Baladweyne

Meydka Xildhibaanad Aamina oo laga Soo Qaadaayo Magaalada Baladweyne

0

Meydka allaha u naxarisitee Aamino Maxamed Cabdi ayaa lagu wadaa in laga soo qaado magaalada Beledweyne iyadoo lagu aasayo caasimada dalka ee Muqdisho.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah xildhibaanada lagu soo doortay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in meydka marxuumada laga soo qaadayo magaalada Beledweyne.

 

Allaha u naxarisitee Aamino Maxamed Cabdi ayaa xalay qof isku soo xirey waxyaalaha qarxa waxa uu ku diley afaafka hore ee Madaxtooyada Hirshabelle ee magaalada Beledweyne.

Sidoo kale qarax kale ayaa lala beegsaday dadkii la socday dadkii ku dhaawacmay qaraxa hore waxaana gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay afaafka hore ee isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne.

Ad
Previous articleSanbaloolshe “Qaraxa Aamino lala beegsaday waxa uu mid loogu talogalay in lagu khaarijiyo Aamino oo ahaa mid siyaasadeysan”
Next articleQaramada midoobay oo Si Kulul iga Hadashay Weerarkii Lagu Qaaday Xerada Xalane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here