Home Wararka Maanta Meydka Farah Ali Mohamoud oo Asbuuc kadib lahelay Xili Dhawaan lawaayay

Meydka Farah Ali Mohamoud oo Asbuuc kadib lahelay Xili Dhawaan lawaayay

0

Baadi goob maalmo qaatay kadib ciidamadama police-ka gobalka British Colombia ee dalka Canada ee helay maydka Allaha u naxariistee Farah Ali Mohamoud oo ahaa ganacsade Somali ah oo maalmihii u danbeeyay lagu la,aa dalkaas.

Tiro dad ah oo Somali ah ayaa sanadkaan gabo-gobada ah lagu waayay dalka Canada kadibna la helay maydkooda.

Boooliska Canada ayaana Lasoo Xariiray Qoyska Marxuumaka ayagoo usheegay inay Heleen maydkiisa mana Aysan Faahfaahin Cida Dishay iyo Halka Lagu Dilay.

Farah ayaa ayaa ahaa Taraagle ka Shaqeeya Canada Wuxuuna Markii Dad ugu Wardanbaysay Soo Wacay Xaaskiisa asago Usheegay inuu Rarkii Dajiyay Mardhowna Soo laaban Doono Balse Waxa ay sheegtay in laba saac kadib ay wacday Balse uu dandanaa Telkisu Kadibna Saas lagu wayay.

Ad
Previous articleXasan shiikh oo u Dhoofay Dalka Jabuuti iyo ujeedka Safarkiisa oo la Shaaciyay
Next articleXasan shiikh iyo Muuse biixi oo kulankii u horeeyey Yeeshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here