Home Wararka Maanta Maxuu yahay Amarka la siiyay Shaqaalaha DFS ?

Maxuu yahay Amarka la siiyay Shaqaalaha DFS ?

0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhammaan Hey’addaha kala duwan ee dowladda Federaalka in shaqaalahooda ay qaataan Tallaalka COVID-1.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda oo uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradsa ayaa sidoo kale la faray Guddiga Qaranka Shaqaalaha rayidka inuu kala shaqeeyo Wasaaradda Caafimaadka sidii Tallaalka u qaadan lahaayeen.

Ad