Home Wararka Somaliya Puntland Maxkamada Gobalka Nugaal oo amartay in La Xaraasho Xarunta Ganacsiga Daarul salaam...

Maxkamada Gobalka Nugaal oo amartay in La Xaraasho Xarunta Ganacsiga Daarul salaam Mall

0

Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Nugaal Puntland ayaa Xarunta Daaru Salaam Mall oo kutaal Magaalada Garoowe ku Xukuntay in la Xaraasho.

Seynab oo aheyd Milkiilaha Guriga ay Xarunta ku taallo ayaa Maxkamadda ku dacweysay Maxamuud Caalin oo ahaa Ninka Dukaanka iska leh, kaas oo muddo 9 Bil ah iska Bixin waayay Kirada iyo Biyaha.

Ugu dambeyn Agabkii yaallay Dukaanka ayaa la xaraashay si Seynab loo siiyo Kirada Guriga sidoo kalena lagu bixiyo Korontada iyo Biyaha sida uu sheegay Garsooraha Maxkamadda.

Ad
Previous articleDeg Deg: Sheekh aadan suni oo Shaaciyay inuu ku Biiray Alshabaab
Next articleDoorasho adag oo Maantay ka Dhacaysa Mgaalada Baladweynr iyo 9 Musharax oo ku Tartamaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here