Home Wararka Maanta Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ?

Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ?

0

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay ra’isulwasaare Rooble ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo Muqdisho.

Qodobada shirka looga hadli doono oo aan helnay waxaa kamid ah.

1- Sidii loo sixi lahaa habraaca doorashooyinka dalka.

2- in doorashada xildhibaanada Golaha shacabka waqtigeeda la cayimo.

3- Amniga guud ee dalka iyo qodobo kale.

Qabsoomida shirkaan waxa uu fashil ku yahay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo kaas oo horay u sheegay in uu shaqadii uu ka joojiyay Rooble shirna uu iclaamiyay.

Ad
Previous articleMaamulka Degmada Wisil oo bilaabay olole Nadaafadeed Xili ay kasoo kabsanayso Dagaal Dhawaan Alshabab ku Qaadeen
Next articleDowlada puntland oo ka Hadashay iscasilaadii Gudoomiyaha iyo gudoomiya Kuxiigeenka Doorashooyinka Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here