Home Wararka Maanta Maamulka Degmada Wisil oo bilaabay olole Nadaafadeed Xili ay kasoo kabsanayso...

Maamulka Degmada Wisil oo bilaabay olole Nadaafadeed Xili ay kasoo kabsanayso Dagaal Dhawaan Alshabab ku Qaadeen

0

Maamulka degmada Wisil ee Gobolka Mudug ayaa olole Nadaafeed ka sameeyey magaalada Wisil, taas oo ay ka qeyb qaateen Maamulka, dhalinyarada iyo bulshada magaaladaasi.

Ololahaan ayaa socon doona muddo saddex beri ah, iyadoo Maamulka degmadu uga gollee yihiin Hagaajinta Bilicda magaaladaasi.

Magaalada Wisil oo ah degmo istiraatiji ah ayaa kol hore waxaa ka dhacay weerar ay kooxaha Nabad-diidka ah ku soo qaadeen. Waxayna muddo ka dib wisil ay la tartamaysaa magaalooyinka dhiggeeda ah. Iyadoo ay dhib ugu laabteen dhamaan bulshadii magaaladaasi, isla markaana ay shaqeynayaan dhamaan adeegyada bulshadda.

Ad
Previous articleRaysulwasarihii Dalka Sudaan oo is casilay
Next articleMaxaa Looga Hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here