Home Wararka Maanta Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ?

Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ?

0

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay ra’isulwasaare Rooble ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo Muqdisho.

Qodobada shirka looga hadli doono oo aan helnay waxaa kamid ah.

1- Sidii loo sixi lahaa habraaca doorashooyinka dalka.

2- in doorashada xildhibaanada Golaha shacabka waqtigeeda la cayimo.

3- Amniga guud ee dalka iyo qodobo kale.

Qabsoomida shirkaan waxa uu fashil ku yahay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo kaas oo horay u sheegay in uu shaqadii uu ka joojiyay Rooble shirna uu iclaamiyay.

Ad