Home Wararka Somaliya Maxaa Laga bartay Kiiska ikraan Tahliil ?

Maxaa Laga bartay Kiiska ikraan Tahliil ?

0

Ikraan Tahliil: Dhowr arrimood oo gaar u ah kiiska xasaradda siyaasadeed ka kiciyay Soomaaliya

Hadaba Akhriso Qodobada Xasaasiga ah ee Kiiskaan uu sababay.

1- Khilaaf siyaasadeed

2- Madax xilal ku weysay

3- Dhowr guddi oo baaraya kiiska

4- Qaramada Midoobay oo ka hadashay

5- Sumcadii siyaasadeed ee Farmaajo oo Wax iska badaleen.

6- Farmaajo oo 4 sano iyo Bar ka dib Laga waayay Warbaahinta Dowladda Lana Mid noqday Musharaxiinta Mucaaradka.

7- Ololihii Doorashada Farmaajo oo Miisaankooda Hoos u dhacay.

Ad
Previous articleMadaxda Maamul Gobaleedyada oo War Rasmi ah ka Soo saaray Khilaafka Madaxda Sare
Next articleDiyaarada Turkish oo Maanta safarkeedii Muqdisho Hakisay iyo Fahad Yaasiin oo Jabuuti ku xayiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here