Home Wararka Somaliya Diyaarada Turkish oo Maanta safarkeedii Muqdisho Hakisay iyo Fahad Yaasiin oo Jabuuti...

Diyaarada Turkish oo Maanta safarkeedii Muqdisho Hakisay iyo Fahad Yaasiin oo Jabuuti ku xayiran

0

Diyaradda Turkish Airline oo usoo socotay Muqdisho, ayaa ka baaqsatay in ay Soo cagadhigato garoonka Diyaardaha Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxay sababta aysan u imaanayn Muqdisho Maanta.

Diyaaradda Waxaa la socday Agaasimihii Hay’adda NISA Fahad Yaasiin oo ka mida rakabka ka soo raacay Turkiga gaar ahaan Istanbuul.

Maamulka Turkish Airlines , ayaana Wali ka hadlin sababta ugu weyn ee Safarkooda ay u Hakiyeen

Ad
Previous articleMaxaa Laga bartay Kiiska ikraan Tahliil ?
Next articlexafiiska Farmaajo oo ka hadlay Xariga Fahad yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here