Home Wararka Somaliya Maxaa ku dhacay Xubnihii Waday Mooshinka Madaxweyne Qoor Qoor

Maxaa ku dhacay Xubnihii Waday Mooshinka Madaxweyne Qoor Qoor

0

kadib markii Madaxweynaha Galmudug uu Farmaajo u sheegay in aan la qaadin karin Xil kordhin xiligan iyadoo aan lagu heshiin ayay madaxda Dowlada isku dayeen in Muran ku furaan Madaxweynaha Galmudug qudhiisa.

Khilaafka ayaana la xiriiray in Qoor Qoor Cadaadis laga soo saaro dhanka Caasimada Galmudug gaar ahaan mooshin si uu u ogolaado qorshaha Dowlada ee xil kordhinta.

Dadaalka Dowlada ee Galmudug ayaa fashilmay kadib markii Xildhibaanada Dowlada Galmudug ay diideen qorshaha Gudoomiyaha Barlamaanka loona sheegay in uu isaga xilka weyn karo hadii uu khilaaf halkan lasoo galo.

Xaalada ayaa hada degan waxana meesha laga saaray qorshihii ay xubnaha Barlamaanka qaarkood ay wadeen madama aysan u soco arintaasi.

Sida mudug24 heleyso Tilaabadan ayaa mugdi soo kala dhex galisay Qoor Qoor iyo Madaxweyne Farmaajo oo hada si feecan iskula shaqeenin.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Cadaadis xoogan dareemay markan Xaqiiqdana ogaaday
Next articleWasiirka Howlaha Guud ee Galmudug oo la Kulmay Safiirka Shiiranaha (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here