Home Wararka Somaliya Madaxweyne Farmaajo oo Cadaadis xoogan dareemay markan Xaqiiqdana ogaaday

Madaxweyne Farmaajo oo Cadaadis xoogan dareemay markan Xaqiiqdana ogaaday

0

Madaxweyne Farmaajo iyo Xubnaha ka agdhow ee la shaqeeya ayaa markaan ogaaday in Xaqiiqda tahay fashilka ka qabsaday qorshihii ay ka rabeen Somaliya awood ahaan.

Xubno ka agdhow Madaxda Dowlada oo warbaahinta u waramey ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay hada talo faro ka baxday marka la eego Xil kordhinta uu sameestay oo u muuqata mid fashilmatay.

Madaxweynaha ayaa dhanka kale awoodin heshiis uu la gaaro mucaaradka kuwaasi oo markii hore awood ahaan kaba la dulmaray iyadoo sidoo kale xubnaha Maamulada Dalka labo kamid ah aysan ku qanacsaneen fakarkiisa.

Xaalada ayaa hada u muuqata mid Madaxweyne Farmaajo ay talo farahiisa ka baxday isla markana uu qorsheeyay in uu xilka sii hayo ilaa laga keeno xal kale madama isaga iyo xubnaha kale aysan wadin wax qorshe ah oo lagu qanci karo.

Ad
Previous articleMadaxtooyada Koongo oo War ka soo saartay Safarka Madaxweyne Farmaajo
Next articleMaxaa ku dhacay Xubnihii Waday Mooshinka Madaxweyne Qoor Qoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here