Home Wararka Maanta Maxaa ka jira In Kursiga HOP86 ee Fahad yasiin ku Gulaystay La...

Maxaa ka jira In Kursiga HOP86 ee Fahad yasiin ku Gulaystay La Fasaxaayo(Xog)

0

Ilo ku dhow dhow Guddiga FEIT ayaa sheegaya in Guddiga qorsheynayo inuu saacadaha soo socdo uu fasaxo Kursoga #HOP086 oo horay doorashadiisa u hakiyay, kaasoo uu ku soo baxay Fahad Yaasiin Agaasimihii hore ee NISA.

Wararka ayaa sheegaya in wada hadalo u socday labadii maalmood ee la soo dhaafay xubno ka tirsan Guddiga iyo Ergo ka socotay Fahad Yaasiin, kaasoo hadda meel gabagaba maraya.

Guddiga FEIT oo kaashanaya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa horay ugu guuleystay in la baabi’iyo natiijada rasmiga ah ee kursiga #HOP086, waxaana ay keentay in Fahad Yaasiin aan la siinin kaarka aqoonsiga iyo shahaadafa FEIT, oo sababtay in aanu ka qeyb qaadan doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka iyo tan Madaxweynaha oo uu bannaan joog ka noqday.

Ad
Previous articleCiidamada Ruushka oo Dagaal adag Kadib Qabsaday Magaalada Istaraatiijiga ah ee Lyman(Sawiro)
Next articleTaliyaha cusub ee NISA oo Xilka La Wareegay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here