Warar kala duwan ayaa laga helayaa shirka Dhuusomareeb uga socda madaxda maamulada Dalka ka jira iyo dowlada Somaliya.
Sida Wararka tilmaamaayaan Dowlada Somaliya iyo Dhinacyada kale ayaa hada ka go’an in ay heshiis ka gaaraan khilaafka jira.
Xubnaha ayaana taa badalkeeda doonaya in qorshohooda loo fuliyo sida Axmed Madoobe oo doonaya in Dhulka Jubbland looga baxo.
Xaalada ayaa u muuqata mid dhinacyada dib u dhigidoonaa qodobada qaar ee leesku hayo madama ay adagtahay in dhinac walbo uu ka tanaasulo.
Madaxda kale ee Maamulada ayaana wada dhex dhexaadin leeskugu soo dhaweenayo dhinacyada is haya.
Ad