Home Wararka Caalamka Mareykanka oo ka hadlay Weerarada Gantaalada uu Ruushka ku qaaday Ukraine

Mareykanka oo ka hadlay Weerarada Gantaalada uu Ruushka ku qaaday Ukraine

0

Mareykanka ayaa cambaareeyay weeraradii gantaalaha ee Ruushka uu ku qaaday Ukraine Isniintii. -Weerarada waxaa lagu dilay laguna dhaawacay dad rayid ah waxaana lagu burburiyay bartilmaameedyo aan muhiimad ciidan lahayn, ayuu qoray Aqalka Cad.

Ad
Previous articleDowlada Sweden oo diiday in Ruushka uu Baaritaan ku Sameeyo Nord Stream
Next articleHub lagu Garaacay Buur ay ku suganyihiin Kooxda Shabaab oo Warar Cusub laga helayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here