Home Wararka Somaliya Maraykanka oo Hanjabaad culus u soo Diray Farmaajo

Maraykanka oo Hanjabaad culus u soo Diray Farmaajo

0

Hanjabaad culus oo Mareykanka ka soo yeertay!

Maraykanku wuxuu diyaar u yahay inuu tallaabo ka qaado kuwa carqaladda ku ah waddada nabadda ee Soomaaliya, isku dayga shaqada looga joojiyay Ra’iisul Wasaaraha waa wax laga naxo, waxaan taageereynaa dadaalkiisa doorashada oo lagu kalsoonaan karo.

Ad
Previous articleSawiro: Magaalada Muqdisho oo laga Dareemayo Caawa Dhaq-Dhaqaaq Ciidan
Next articleMadaxtooyada Soomaaliya oo ka Jawaabtay Afgambigi Lagu edeeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here