Home Wararka Somaliya Galmudug Maleeshiyo Beeleedyo Caraysan oo la wareegay koontaroolada lagasl Soo Galo Gaalkacyo

Maleeshiyo Beeleedyo Caraysan oo la wareegay koontaroolada lagasl Soo Galo Gaalkacyo

0

4.kastam ee laga soogalao galkacyo loogana baxo qaybta galmudug ayaa saaka waxaa si toos ah ula wareegay ciidamo katirsan daraawiishta galmudug

Ciidmadamadaan oo ka amar qaata dhaqanka beesha reer nimacaale  ayaa horay sidaan oo kale u xiray wadooyinka ayagoo markii dambe kufuray balan ay  kala qaateen mw Qoor qoor sida ay sheegeen dhaqanka beeshas

Beesha reer nimcaale sacad oo kamid ah beelaha dega gobalka mudug ayaa horay usheegtay in qoor qoor uu oga baxay balan uu lagalay isla markaan uu sii xir naan doono contorlada gaalkcyo ilaa ay kala baxaayaan Madaxweynaha galmudug axmed cabdi kaariye qoor qoor

Cabsi xoogan ayaa soo wajahday dada kusafra wadooyinka saaka ay xirteen ciidmadaas

Maamulka galmudug ayaa wali ku guuleysan xalint tabashada beesha reer nimcaale sacad oo kamid ah beelaha daga galmudug

Ad
Previous articleCiidamada loo Diray Deeganada ceel lahelay oo caawa Dib ugu Soo laabtay Dhiisamareeb iyo Khilaaf soo Kala Dhexgalay
Next articleCiidamada Dowlada ee Ku Sugan Gobalka Gedo Alshabaab Cagta Mariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here