Ciidamada loo Diray Deeganada ceel lahelay oo caawa Dib ugu Soo laabtay Dhiisamareeb iyo Khilaaf soo Kala Dhexgalay

Xildhibaanada Duduble oo ugu horeeyo Xildhibaan dhagey ayaa diiday in la duqeeyo dagaalamayaasha Al shabaab ee ku sugan deegaanada Ceelgaras,Ceelqooxle oo hoostaga degmada Ceelbuur.

Deeganadan ayaa waxaa soo buux dhaafiyay dagaalyahano ka tirsan Al shabaab oo ubadan Beesha Duduble waxaana ay diideyn Xildhibaanada Duduble in duqeyn loo ga saaro deeganadaas.

Khilaar arinkaasi ka dhashey ayaa soo kala dhex galey Qoor Qoor iyo Dhagey waxaana caawa uu Qoor Qoor ku soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*