Magacyada Dadkii ku dhintay Qaraxii iyo Weerarka Hotel Afriik oo la shaaciyay

Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik ee magaaladda Muqdisho ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen AUN Cabdulaahi Nuure Siyaad iyo Biiriye Xaashi oo ka mid ahaa dadkii weerarka la kulmay.

Cabdi Nuurrre Siyaad ayaa ka mid ahaa Siyaasiyiinta si weyn looga yaqaano Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale jira dad kale oo badan oo waxyeelo kasoo gaartay Qaraxa.

Wali Kooxda hubeysan ayaa ka dagaallamaya Gudaha Hoteelka, waxaana la dagaallamaya Ciidanka Booliska ee sida gaarka ah u tababaran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*