Waxaa Goordhow La Xaqiijiyay geerida madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin.
Caalin ayaana ahaa Madaxweynihii Labaad ee Maamulka Galmudug Yeesho Waxaana Ka Horeeyey Madaxweyne kiimiko oo asna Horay u Geeriyooday.
Caalin ayaana Goordhow ku Geeriyooday Dalka ingiriiska oo Maalmihii lasoo Dhaafay uu ku Xanuunsanaa.
Ad