Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii argagixiso ee horaantii bishii hore ka dhacay Magaalada Beledweyne.
Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale kormeer iyo indha indheyn ku tagay Madaxtooyadii Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray weeraradaas ay geysteen kooxda khawaarijta ah ee alshabaab.
Ad