Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Difaaca Bada Darteed u Gaaray Dalka Turkiga

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Difaaca Bada Darteed u Gaaray Dalka Turkiga

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga. Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Madasha Diblomaasiyadda Antalya ayaa sidoo kale, wuxuu uu kulamo muhiim la yeelan doonaa hoggaanka dalka Turkiga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh ayaa Gaaray Turkiga saacado ka dib, isagoo ujeedka Safarkan uu Yahay  dhameystirka heshiiska Turkiga & Soomaaliya iyo ka qeyb noqoshada Munaasabad ay dawladda Turkiga u qaban doonto Heshiiskan.

Sidaas oo kale shirkadaha ganacsi ee lasiiyey qandaraasyada Kalluunka ayaa bixin doonta dhaqaale fududeynta shaqooyinka la qabtay ah “Signing Bonus”, taas oo aan cadeyn ilaa hadda cida lasiinayo iyo cadadkeeda.

Ad
Previous articleWeerar Lagu Qaaday Alshabaab ku Sugnaa Galmudug
Next articleFarmaajo oo Goordhow Soo Gaaray Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here