Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Xasan sheikh siduu u xalin doonaa Wasiirada cusub iyo Maamulada khilaafku...

Madaxweyne Xasan sheikh siduu u xalin doonaa Wasiirada cusub iyo Maamulada khilaafku kala dhaxeeya ?

0

Dhawaan waxaa la soo dhisay Golaha Cusub ee Wasiirada Soomaaliya waxaana Wasiirada Ra’isul Wasaare Xamza ka Soo muuqday Wasiiro aysan isku ficneen Madaxda Maamuladooda.

Galmudug hadii aan ku hormarno waxaa Wasiiro Laga dhigay Axmed Macalin Fiqi, oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka iyo Abshir Bukhari Mana isku fiicno Axmed Qoor Qoor

Dagaalka ama xurgufta Culus waxay dhaxtaalaa Madaxweynaha Galmudug iyo Axmed Macalin Fiqi, waxaana Laga rabaa Dowladda cusub inay Heshiis dhaxdhigto

Konfur Galbeed waxaa Xil sare loo magacaabay Muqtaar Rooboow abuu-mansuur waxaana Dagaal uu kala dhaxeeyaa Madaxweyne Laftagareen waana arin kale oo ubaahan in loo wajaho si dhab ah

Dowladda cusub ee Madaxweyne Xasan ayaa Laga sugayaa inay kala dhaxgasho Maamul gobaleedyada iyo Wasiirada cusub

Ad
Previous articleHaweenay Soomaali ah oo Kenya ay ku xukuntay 20 sano oo xabsi ah
Next articleAlshabaab oo weerar Culus ku Qaaday saldhig ay ciidamada Kenya Daganaayeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here