Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheikh oo Magacaabay Agaasimaha Maaliyada ee Madaxtooyada

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Magacaabay Agaasimaha Maaliyada ee Madaxtooyada

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Xil sare u Magacaabay  Axmed Buux nin Lagu Magacaabo waxaana loo magacaabay agaasimaha Maamulka & Maaliyadda ee Villa Somalia

Buux ayaa ka mid ahaa xubnihii ugu firfircoonaa Xisbiga Xasan Sheikh Maxamuud waxuuna qeyb weyn ka qaatay ololihii dib u Doorashada Madaxweyne Xasan Sheikh

Waa nin ka soo jeeda Konfur Galbeed, waxuuna wax ku soo bartay Wadanka Suudaan, waxuuna Muddo ka mid ahaa xibsiga UPD ee Madaxweyne Xasan

 

Ad