Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa goor dhaw Dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar Maalmo qaatay uu ku tegay imaaraadka carabta.
Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho waxaa Ku Soo dhaweeyay xubna ka Tirsan Labada aqalka ee Baarlamaanka Dalka iyo xubna wasiira ah
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa imaaraadka Carabta u tahay heshiiska Soomaaliya iyo imaaraadka iyo sidii loo sii xoojin lahaa loona Soo calin lahaa
Muddo Sanada ah iskuma wanaagsaneen Dowladda Soomaaliya iyo imaaraadka, waxaana Laga doorbiday Dowladda qadar
Ad