Home Wararka Somaliya Dagaal Ka dhacay magaalada gaalkacyo iyo Faahfahn kasoo baxaysa

Dagaal Ka dhacay magaalada gaalkacyo iyo Faahfahn kasoo baxaysa

0

5 Askari oo ka tirsan Ciidanka ammaanka ee Puntland ayaa ku dhaawacmay dagaal caawa ka dhacay magaalada Galkacyo kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Puntland iyo Ciidamo kale oo taabacsan kooxo ganacsato ah oo ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya sida Xashiishka iyo Khamriga.

Illo Xog-ogaal ah ayaa ii xaqiijiyay in 5-taan Askari ee ku dhaawacmay dagaalka hadda la geeyay mid ka mid ah isbitaalada magaaladaas.

 

Magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihiibDanbe Xaalkeedu aad udaganaa

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Turkiga (Sawiro)
Next articleMadaxweyne QoorQoor oo Xalay ka qaybgalay Musnasabada Sanadguradii Sadexaad ee Madaxwaynaha Koonfur Galbeed(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here