Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdisho kula kulmay Ergayga Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya Heidi Johansen.
Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay howlaha horumarinta Galmudug iyo Mashaariicda kale ee Dowladda Norway ay ka wado Galmudug iyo sidii loo ballaarin lahaa.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad