Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Heshiisiiyay Saadaq joon, Kulane Jiis, iyo C/Raxmaan Cabdishakuur(Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo Heshiisiiyay Saadaq joon, Kulane Jiis, iyo C/Raxmaan Cabdishakuur(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran la qaatay xubno ka mid ah Xildhibaanada Dhawaan lagu Doortay Dhuusamareeb heshiisiiyay.

Xubnaha oo ay ka mid ahaayeen Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xildhibaan Cabdullahi Aadan Kulane iyo Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan Saadaq joon.

Xildhibaanada oo dhamaantood ku guuleystay Doorashada Xildhibaanada BFS ee dhawaan ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug.

Saadaq joon ayaa Horay loogu eedeeyey in U weeraray Guriga Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan  Cabdishakur taas oo lagu laayay 5 kamid ahaa Waardiyihii Cabdiraxmaan Cabdishakuur Halka Kulane Jiis uu Ka Mid ahaa Ragii Hogaaminaayay Difaaca Muda Kordhintii Madaxweyne Farmaajo.

 

 

 

Ad
Previous articleDowlada Giriiga oo Ka Jawaabtay eedayn uga timid Soomaaliya
Next articleRa’iisal wasaare Rooble oo dalbaday in dib loo dhigo kursiga uu u tartamayo Fahad Yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here