Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Xariga ka Jaray Garoonka Demada Baxdo oo Diyaaradii...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Xariga ka Jaray Garoonka Demada Baxdo oo Diyaaradii u horaysay Goordhow ka Dagtay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan xubo ka tirsan labada gole ee DFS iyo Dowladda Galmudug ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha degmada Baxdo, kaasoo hadda kaddib ay bulshadu si toos ah u adeegsan doonto.

Madaxweynaha ayaa sheegay in gacanna ay kula dirirayaan Alashabaab gacanta kalana ay horumarka Galmudug uga shaqeynayaan.

Garoonkaan ayaa Waxaa lagu Dhisay Isku tashi dad Wayne Baxdo ayaana Baarlmaanka Galmudug Dhawaan u Aqoonsadeen Degmo Buuxda.

Galmudug ayaana Haatan Waxaa kasocdo Dagaal Ladoonaayo in Alshabaab looga Saaro Deegaanada ay ka Joogaan Galmudug Baxda ayaana la Mid ah Meelaha lagu jabiyay Alshabaab Doonaayay inay Xoog ku Qabsadaan.

 

Ad
Previous articleWararkii U Danbeeyay Xaalada Gaza Iyo Madaxda Carabta Oo Baajiyay Safarka Biden
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Magaalada Baydhabo iyo ujeedka Safarkiisa(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here