Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Usoo Jeestay Waxqabad Dhab ah ayaa Gaaray Degmada...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Usoo Jeestay Waxqabad Dhab ah ayaa Gaaray Degmada CAABDUDWAAQ(Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug State Mudane Ahmed Abdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi u hogaaminayo ayaa manta booqasho ku tagay Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Magaalada Caabudwaaq ku so dhaweyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid Wasiiro, Xildhibano iyo Maamulka Dagmada.

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi Kaariye Qoorqoor ayaa uga mahadceliyay Shacabka Caabudwaaq so dhaweynta diiran waxana u sheegay in ay jiiraan kulamo wadatashi ah oo u la yeelan doono qaybaha kala duwan ee Bulshada Caabudwaaq.

Ad
Previous articleDEG DEG:Halyeygii suugaanta iyo af-Soomaaliga oo geeriyooday
Next articleErdogan oo safar dhulka ah ku galay Ukraine xilli uu dagaal socdo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here