Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor oo Soo gaaray Dhuusamareeb (Sawiro)

Madaxweyne Qoor Qoor oo Soo gaaray Dhuusamareeb (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta dib ugu soo laabtay caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb kaddib safar shaqo oo uu Muqdishu ku joogay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal, xubno ka tirsan labada gole, maamulka caasimadda iyo masuuliyiin kale.

Muddo ayuu ku sugnaa Muqdisho Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor waxuuna Maanta soo gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Ad
Previous articleFahad yaasiin oo u soo jawaabay Ra’isul Wasaare Rooble
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo shaqadii ka Joojiyay Fahad yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here