Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la qaatay Suldaan Mowliid Sheikh Jaamac Suldaan Axmed Nuur

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Suldaan Mowliid Sheikh Jaamac Suldaan Axmed Nuur oo kamid ah Hoggaamiyeyaasha Dhaqanka Galmudug.

Soo dhaweyn iyo is xog-waraysi kaddib, Madaxweynaha ayaa suldaanka cusub u rejeeyey in uu ALLE u sahlo masuuliyadda culus ee loo boqray.

Kulankaan Ayaa ka dhacay Muqdisho waxaana Looga Hadlay Dardargalinta Howlaha shaqo ee Doorashooyinka

 

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*