Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo ka qeyb galay Shirka Wadatashiga Doorashada

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka qeyb galay Shirka Wadatashiga Doorashada

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalaya shirka Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho.

Shirkan oo uu shirguddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ah mid horudhac ah waxaana qeybgalaya Madaxweyneyaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Fadaraal ee Punland Saciid Cabdulahi Deni, Jublanad Axmed Maxamed Islaam, Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Lafta Gareen, Hirshabeelle Cali Xuseen Guudlaawe, iyo gudoomiyeha Gobalaka Banaadir Cumar Maxamuud Filish.

Shirkaan  ayaa laga sugayaa inuu Jaheeyo Doorashada dalka waxaana Laga sugayaa Natiijada shirka ka soobixi doonta

Ad
Previous articleShirka Wadatashiga Doorashada oo Goor dhaw ka Furmay Muqdisho
Next articleMidowga Afrika oo sheegay in uu ka xun yahay diidmadii Soomaaliya ee Ergayga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here