Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor oo Ka qeyb galay Kulan R/W Rooble uu la...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Ka qeyb galay Kulan R/W Rooble uu la qaatay Ganacsatada (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxeeynaha Hirshabeelle ayaa la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir.

Ganacsatadda ayaa lagala hadlay in ay kaalintooda ka qaataan xoojinta xasiloonida caasimadda iyo caawinta dadkii ku barakacay rabshadihii dhacay.

Kulankaan ayaa imaanaya xili Xulufada Hirshabelle iyo Galmudug ay ka soo Horjeesteen Muddo Kororsiga Farmaajo.

Ad
Previous articleGuddiga Isku duwida Wadamada ay Ciidamada ka Joogaan Soomaaliya oo Kulan Deg Deg ah ka yeeshay Xaalka Soomaaliya
Next articleDab xoogan ayaa Qabsaday Goob Ganacsi uu ku Taala Muqdisho (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here